Availability: In Stock

Qaylodhaan Deegaan: Qoraallo Xul Ah

SKU: 9788799520862

Original price was: $68.00.Current price is: $10.00.

Qaylodhaan Deegaan: Qoraallo Xul Ah, Finn Arler, 9788799520862

Description

Soo-saaristii labaad ee buuggii Qaylodhaan Deegaan. Waxa uu qoraagu isku dayay inuu muujiyo quruxda iyo kala-duwanaata dabiicadda, muggeedda ay isku kaabi karto iskuna joogtayn karto, isla markaana noolaha kale kaabi karto, iyo weliba sidoo kale u-nuglaanshiiyaheeda dhibaatooyin aan hore loo arag baaxaddooda. Farriinta uu buuggani xambaarsan yahay waxa ay tahay dhawaaq u dhigan qaab qaylodhaaneed, dhinaca kalena damiirka dadka la xanshashaqaaya, rabana inuu ka saaro moogganaanta dhibaatada haysata deegaankeenna. Waxa aad ka dhex heli doontaa: 28 curis oo ku saabsan arrimaha deegaanka 18 qoraallo koobkooban oo u dhigan bikaacyo (reflections) 22 muuqaal In ka badan 300 oo magacyada dhirta carriga Soomaalida iyo magacyadoodii cilmiga ahaa 54 geed oo ka mid ah dhirta qadhaabka, magacyadooda cilmiga ah, iyo qaybtooda la cuno.

Additional information

Publisher

ISBN

Date of Publishing

Author

Category

Page Number